nal

/nal

About nal

This author has not yet filled in any details.
So far nal has created 3 blog entries.

Ra’iisul wasaare Kheyre oo bogaadiyay Madaxda iyo howl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda

By | 2018-04-15T12:11:34+00:00 January 20th, 2018|News and Updates, Publications|

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, waxaana R/wasaaraha Xaruntaasi kusoo dhoweeyey Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow iyo Masuuliyiin kale. R/wasaare Kheyre ayaa ujeedka booqashada uu ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ay

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka oo Xisaabiyihii hore xilka kala wareegtay

By | 2018-04-15T12:11:30+00:00 January 20th, 2018|News and Updates, Publications|

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Prof C/llahi Shiikh Cali (Qaloocoow) Saraakiisha Wasaaradda Maaliyadda, iyo xubno kale ka Tirsan hay`adaha Dowladda ayaa xilka loogu kala wareejiyay Xisaabiyihii hore Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) iyo Xisaabiyaha cusub

Aqrinta Miisaaniyada Xukuumadda 2018 ka

By | 2018-04-15T12:11:37+00:00 January 20th, 2018|News and Updates, Publications|

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale bayle ayaa maanta Baarlamaanka Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya hor geeyay Miisaaniyada Dowladda ee sanad 2018 da. Miisaaniyada ayaa dhawaan waxaa mel mariyay Xubnaha Golaha wasiirada Xukuumadda. Miisaaniyada ayaa maraysay Aqrinta koowaad ayuu wasiir Bayle xubnaha golaha shacabka ka siiyay Faahfaahin. Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Dr c/raxmaan DUcaale abayle ayaa sheegay